Raiisulwasaaraha dalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Wuxuu magacaabay Xukuumad Konton xubnood ka kooban

Wasiirada uu Magacaabay Wasiirka Koowaad Cabdiwali Shiikh waxaay gaarayaan 25 Wasiir iyo 25 wasiirkuxigeeno iyo waliba Hoosna shan wasiiru dawlo ka akhriso Magacyada Wasiirada  iyo Wasiirokuxigeenada midwalba xilka loo magacaabay:- 1.     Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare 2.     Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane 3.     Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud … Continue reading Raiisulwasaaraha dalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Wuxuu magacaabay Xukuumad Konton xubnood ka kooban